About iLearn
News
Courses
Getting Started
Trainers
Languages
Arabic
Bahasa
Bengali
BSH (Bosnia)
Chinese
Farsi
Russian
Sinhala
Somali
Spanish
Tamil
Ukrainian
Partners
Projects
Contacts
Links

---------------

RELATED SITES
European Commission
DFID

i-Learn
LANGUAGES

Somali

i-learn waa hab ay samaysay BBCdu looguna talo galay in uu ka caawiyo suxufiyiinta kobcinta xirfaddooda iyo aqoontooda.

Dabcan, tababarka intiisa badan waxa si dadban looga helaa goobata shaqada dhexdeeda. Waxasse laga yaaba in tiro koobani ay fursad u helaan tababarro rasmi ah oo ka kooban koorasy  fool-ka-fool ah. i-learn waxa loo qaabeeyey in dad badani  ay isla marakaa u heli karaan fursado badan oo ay ku bartaan xirfadda saxaafadda.

Si aad u soo geli kato sistamkan i-learn, axa qudha ee aad u baahan tahay waa kombuyuutar (PC) leh amma ku xidhan internetka. Waxa ka dibna jira hab lagu galo oo ka kooban maaca adeegsadaa yo ereyaa afgaraka taasi oo macnaheed yahay i adeegsaduhu uu geli karo oo qudha koorasyada iyo casharrada uu ku qoan yaay ee la xidhiidha. Adeegsaduhu wux gei karaa oo uu blaabi karaa amma hakin karaa markasta casharradii uu daalacanayey, ha joogaa guriga, goobta shaqada, amma rugaha kle ee interneka. Marka labaad ee aad gasho sistamkanna, waxa uu genayaa sistamku halkii ugu dabaysay ee uu ardaygu ku hakiyey daalacasadii.

i-learn waxa log talo gaala inuu xoojiyo amma kaabo xirfad-barashada goobta shaqo dhexdeeda amma tababarradii rasmiga ahaa ee ujeeddad ma aha nuu bedelo oo uu galo meeshodii. Si caadiga ahna, dhamaan noocyada tababaradu waxay noqonayaa kuwa isbabar socda oo xidiidhsan. Waxa dhici karta in ardaygu u qaato maalin ah tababar rasmi ah, ka dibna kooras ah wax-ka-barashada interneta 'online', maalmaha danbena uu ku soo noqdo goobtii tababarrada oo ay isweydaarsaan waayo-aragnnnimai ay soo kasbadeen ardayda kale.

(As funding for Somali-language projects ended in 2006, we no longer have anyone on the team to answer requests in this language. However any enquiries about the project - in English - can be directed to ilearn@bbc.co.uk )

   


LOGIN TO YOUR ACCOUNT
Login:  
Password: 
Remember these details for next time:
How do I set up an account?



Building the iLearn network


About iLearn courses

Print courses in India

Basic Radio