English   Somali 
News
Workshops
Learn Online
Project Goals
Project Team
Links
Partners
Contact us
Photos

---------------

RELATED SITES
Danish Ministry of Foreign Affairs

European Commission
 
NEWS

CODKA SUXUFIGA - Maqaaladihii ugu danbeeyey
Khatarta Miinooyinka, Xaalufka Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha, Dhaqanka iyo Guurka, Baydhabo ka Dib...dhammaan waa maqaalado xiiso leh oo ku soo baxay cadadyadii jariidadda CODKA SUXUFIGA. Waxanad ka heli kartaa boggan. [more]

Saxaafadda Telefishanka – tababarradii ugu danbeeyey
In ka badan 20 suxufi ayaa ka qayb galay tababarradii ugu danbeeyey ee telifishanka . Tabarradaasi waxa lagu kala qabtay magaalooyinka Hargeisa iyo Bossaso, waxana ka qayb galay telifishannada SLNTV ee Hargeisa, ETN TV iyo SBC oo ku yaal Bossaso. [more]

2006 - sanadkani iyo saxaafadda iLearn
In ka badan 300 oo dhamaystir-koorasyo ah ayaa lagu guulaystay.Waxana kor u kacay tiradii ardayda saxaafadda online-ka ee iska kala diiwaangelisay Hargeisa, Bossaso, Camuud iyo Muqdishu. [more]

 
LOGIN TO iLEARN
Login: 
Password: 
Remember these details for next time:


Latest Training Programmes launched


This website was produced by the BBC World Service Trust and represents exclusively its own views. These views have not been adopted or in any way approved by the Danish Ministry of Foreign Affairs or the European Commission and should not be relied upon as a statement of the Danish Ministry of Foreign Affairs or the European Commission or their services. The Danish Ministry of Foreign Affairs and the European Commission do not guarantee the accuracy of the data included in this website, nor do they accept responsibility for any use made thereof.