English   Somali 
News
Workshops
Learn Online
Project Goals
Project Team
Links
Partners
Contact us
Photos

---------------

RELATED SITES
Danish Ministry of Foreign Affairs

European Commission
 
NEWS
CODKA SUXUFIGA - Maqaaladihii ugu danbeeyey

In la abuuro jariidad ay wadajir u soo saaraan, bil kasta, suxufiyiinta Soomaalidu, oo ku hadasha codkoodu, waxay ahayd dedaal in badan uu ku hamiyayey mashruucan tababarrada saxaafadda ee BBC-du.

Waxana u suurtogashay inuu la shaqeeyo suxufiyiin kartid iyo xirfad sare leh, intii ay socdeen heerarkii wejiyada mashruucu.

Tababarayaashuna waxay aad ula dhaceen sida ay ugu heellanayeen, una doonayeen suxufiyiintu inay soo saaraan jaraaid wax-ku-ool ah oo saxaafadeed, oo madaxbannaan oo ku hadasha codka suxufiyiinta, lana yidhaa Codka Suxufiga.

Codka Suxufigu waxay soo daabacda maqaalado ay soo qoraan suxufiyiinta kala joogta magaalooyinka iyo degaannada kala geddisan ee Somaliland, Puntland iyo Somalia.

Waxa kale oo gacan ka siinayey, ayna ka faaidaysanayeen waayo-aragnnimada xirfadeed ee tababarayaasha mashruucan.

Ka akhri halkan, maqaaladihii ugu danbeeyey ee CODKA SUXUFIGA:

Baydhabo ka dib

Isbedelka dhaqanka

Maxkamadaha Shariicada

Puntland xaggee u socotaa

Tirada miinooyinka

Waa rabnaa mana rabno

Xal-u-waaga-dhuxusha

Kala soo xidhiidh Yusuf Xassan emailkan: yusufisaak@yahoo.com



Date: 09/03/06

 
LOGIN TO iLEARN
Login: 
Password: 
Remember these details for next time:


Latest Training Programmes launched


This website was produced by the BBC World Service Trust and represents exclusively its own views. These views have not been adopted or in any way approved by the Danish Ministry of Foreign Affairs or the European Commission and should not be relied upon as a statement of the Danish Ministry of Foreign Affairs or the European Commission or their services. The Danish Ministry of Foreign Affairs and the European Commission do not guarantee the accuracy of the data included in this website, nor do they accept responsibility for any use made thereof.