English   Somali 
News
Workshops
Learn Online
Project Goals
Project Team
Links
Partners
Contact us
Photos

---------------

RELATED SITES
Danish Ministry of Foreign Affairs

European Commission
 
NEWS
2006 - sanadkani iyo saxaafadda iLearn

In ka badan 300 dhamaystir-koorasyo ah ayaa lagu guulaystay bilahani danbe. Waxa kale oo kor u kacay tiradii ardayda saxaafadda online-ka ee iska kala diiwaangelisay Hargeisa, Bossaso, Camuud iyo Muqdishu.

Koorasyada tababarkani saxaafadeed  waxa lagu bartaa manhajyada kala geddisan ee culuunta saxaafaddaadda online-ka. Koorasyada hadda socda waxa ka mid ah saxaafadda idaaciga ah, anshaxa iyo tifatirka.

Bilaha soo socdana, waxa kale oo ku jira qorshaha koorasyo ku saabsan saxaafadda raadyowga, duubista iyo tifaftirka codadka iyo adeegsiga qalabka codadka sida rikoodhada iyo adeegga dhijitalka ah ee Cool Edit Pro
 
Dhinaca kalena, mashruucu waxa uu wadey dedaal ku saabsan in la ballaadhiyo xarumaha iyo ka-qaybgalayaasha mashruuca iLearn. Waxanu lala wadaa hawshani heyadda UNDP iyo Jaamicadda AVU sidii loogu xidhiidhin lahaa kulliyada saxaafadda ee jaamicadaha Soomaalida. 

 
Waxan heshiis lala galay ilaa hadda Jaamicadaha Hargeysa, Camuud, iyo Boosaaso, kuwaasi oo gacan ka geysan doona hirgelinta iyo sii-wadidda tababarrada saxaafadda online-ka ee iLearn iyo diiwaangelinta ardayda.

Waxad kala xidhiidhi kartaa::

Jaamicadda Hargeysa:          Hassan Heiss     hheiss@universityofhargeisa.net,     hheiss2002@yahoo.com

Jaamicadda Camuud:           Ahmed Juma       ajuma_99@yahoo.com

Jaamicadda Boosaaso         Mohamed Yusuf    eauj@hoptmail.com,     mohamedysusuf77@yahoo.com

Naadiga Saxaafadda (Muqdisho) :  Mohamed Hassan Shiil  shiilmohamed@yahoo.com,  Amed Mohamed  bilaal2255@yahoo.com

                                                                                                                xasanshiil@yahoo.com




Date: 09/03/06

 
LOGIN TO iLEARN
Login: 
Password: 
Remember these details for next time:


Latest Training Programmes launched


This website was produced by the BBC World Service Trust and represents exclusively its own views. These views have not been adopted or in any way approved by the Danish Ministry of Foreign Affairs or the European Commission and should not be relied upon as a statement of the Danish Ministry of Foreign Affairs or the European Commission or their services. The Danish Ministry of Foreign Affairs and the European Commission do not guarantee the accuracy of the data included in this website, nor do they accept responsibility for any use made thereof.